Qisadii Caalimkii Dadka Danyarta ah u hadli jiray -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (12)

Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida  dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro inoogu jirto dhamaanteen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso