Daawo-Wareysi-Arrintaa Tukoraq Haddii Aan Ka Hadlo Shicib Iyo Dowlada Waanu Difaacanaynaa Dhulkayaga Somaliland,puntlandna Waxaan Leeyahay..-Xil Cawil Cismaan Maxamuud (Cawil Dawiil).

(Toggaherer)-Arrintaa Tukoraq Haddii Aan Ka Hadlo Shicib Iyo Dowlada Waanu Difaacanaynaa Dhulkayaga Somaliland,puntlandna Waxaan Leeyahay..-Xil Cawil Cismaan Maxamuud (Cawil Dawiil).

Xildhibaan Cawil Cismaan Maxamuud (Cawil Dawiil ) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland oo wareysi dhinacyo badan taabanaayey siinaayey shabakadani Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga hadlay farogalinta qaawan ee somalia ay ku soo qaaday qaranka somaliland ,waxaanu mudanuhu digniin kama dambays ah uu u diray Maamulka taagta daran ee somalia iyo  maamulka puntland oo daandaansi dagaal soo abaabulaaya .

Halkani Hoose Ka daawo wareysigaasi oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso