hambalyo ku socota musharax ibraahim caydiid guuleed xabo karti daacadnimo dadaal

Musharax    Ibrahim caydiid guuleed xabo oo ka mida   musharaxiinta xisbiga kulmiye ugu jira doorashada aqalka wakiilada jsl ee lagu wado  in ay ka qabsoonto  dalka jsl  bisha march 2019 sida

Musharax ibraahim caydiid guleed oo ka mida dhalin yaradii wax ku bartay caasimada hargeisa

musharaxaas oo u qalma inuu matalo  inuu u tartamo tartanka doorashada barlamaanka dalka  marka loo eego heerka aqooneed  waxbarasho ee uu sito  musharax xabo oo ka mida ardaydiidi ku soo barbaartay  caasimada hargeisa waxna kusoo bartay dalka jsl

waxaan mahad balaadhan u dirayaa bulsho wayntii ilaahay garansiiyey in ay u soo xushaan musharax ibraahim caydiid guuleed xabo marka loo eego aqoontiisa waxbarasho dalka iyo dibada  kartidiisa daacadnimadiisa akhlaaqdiisa shaqsiyeed iyo danaynta uu danaynayo inuu dalkiisa hooyo uu ka mid noqdo xildhibaanada u tartamaaya aqalka doorashada barlamaanka

waxaan si mug iyo kalsooni buuxda ugu mahad celinayaa odayaashii waxgaradkii dhalin yaradii haweenkii suurto galiyey in ay u soo xushaan musharaxnimada  aqalka wakiilada jsl

 

 

Alahayow nin daacad ah Wa bilaahi tawfiiq

                    

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com                       Tell;  063-4130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso