Qisadani waxay dhacday wakhtigii nabiyulaahu muuse .

Qisadani waxay dhacday wakhtigii nabiyulaahu muuse .

Waxa jiri jirey nin loogu wici jirey balcaan ibnu baacuur,ninkani wuxuu weyne ku manaystay aqoon iyo waayo aragnimo isaga waaxid loo siiyay. 

Waxa uu yiqaanay ducooyin hadduu ilaah si waafiya ugu waydiistana aan lagu soo celin Jirin. Wuxuuna ahaa nin alla ka cabsi badnaa oo buur dusheeda ilaah wax ku baryi jiray. 

Waa waayada kamida aahayd ayay u imanayaan dadkii tuulada ku wareegsanaa.waxayna usoo bandhigayaan maadama uu yahay nin ducada laga aqbalo inuu habaar ku weeraro Nabi muuse oo LA yimid diin kale.

Isna isma waalinee wuxuu ugu warcelinayaa inuuna taa samayn Karin oo uu nabi muusana yahay Nabi kana burji sareeyo isaga.

Qoomkii waxay usoo bandhigayaan in  haddii uu  dalabkaa u fuliyo ay siin doonaan waqiyad dahaba. Kana dhigi doonaan madax ugu sareeya wakhtigan.

Balcaan wuxuu fuulayaa buurtii ,isagoona is odhabaya Nabi muuse habaar.balse Waxa kasoo dhacaya carabkii.balcaan dhamaad
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso