Wax soosaar-ka warshadaha Turkiga oo kor u kacay 7.6%


Machadka tirakoobka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in wax soo saarka warshadaha ee Turkiga uu kor u kacay 7.6 boqolkiiba sanadkabmarka la eego isbeddellada jadwalka bishii Mars.

Machadka ayaa sheegay in wax-soo-saarku kor u kacay 0.2% bishii hore ee Mars.

Dalka Turkiga ayaa La Sheegaa inuu ka mid yahay dalalka kobaca dhaqaalahoodu sida Xawliga ah u socdo

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso