Daawo/ Degdeg: Hadda waxa uu mudaarahaad balaadhani ka socdaa Magaalada Ceerigaabo Kaas Oo Gawaadhidii Booliska Dhagax lagu hurgufay

Hada waxa uu mudaharaad ka socdaa Ceerigaabo Mudaaharaadkan oo ay dhigayaa Dadweynaha ku nool Magaalada Ceerigaabo.

Dadweynaha ayaa dhagax huwiyey Gaadhi Boolis ah oo is lahaa kala eri kaas oo markii dambe lafahiisa u caray.

Ilaa hadda ayaan la soo sheegay Wax Khasare ah oo ka dhashay mudaaharaadkaa. Ciidamada Amaanka ayaa la tacaalaya sidii ay u kal eriyi lahaayeen Mudaarahaaradayaasha.

Isha ku hay Wixi soo ka soo kordha.

Advertisement

Ku Xayeysiiso