Dhagayso Warbixin-Caasimada Somaliland Waxaa Si Xowli Ah Loogu Diyaargaroobayaa Munaasibada Xuska 18ka May,Oo Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisaba..

(Toggaherer)-Caasimada Somaliland Waxaa Si Xowli Ah Loogu Diyaargaroobayaa Munaasibada Xuska 18ka May,Oo Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisaba..

shabakadani caanka ah Ee radio Toggaherer ayaa maanta idiin soo diyaarisay qabanqaabada xuska 18ka may oo shacbi weynaha magaalada hargeysa ay si xoogan ugudiyaargaroobayaan ,waxaanay dadweynahaasi dareen farxadeed ku qaablayaan xuska munaasibadaasi,Waxaana kor loo qaaday bilicda caasimada somaliland iyadoo calanka muuqa dheer ee qarankeenu leeyahay meelkasta lagu xardhay:

Warbixintan waxaa Soo Jeedinaaya caydaruus cismaan(Mr-Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso