Pyongyang oo balan qaaday inay Xidhayso goobta baadhitaanka nukliyarka bisha May


Madaxa hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa u sheegay dhiggiisa South Korea Mon Jie in uu xidhaayo goobta baadhitaanka nukliyarka ee waddankiisa Bisha May, sidaasi waxaa yidhi afhayeenka madaxtooyada Koonfurta Kooriya.

Afhayeen u hadlay Madaxweynaha South Korea Moon Jay N ayaa sheegay in xidhitaanka la qaban doono si furan oo khubaro ajaaniib ah oo ka socda South Korea iyo Mareykanka lagu marti qaadi doono si loo xaqiijiyo.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso