Daawo-Wareysi- Hadaanu Nahay Xafiiskii Imtixaanaadka Waxa Naga Go’an In Aan Wax Ka Qabano Qishka – Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland.

(Toggaherer)-Daawo-Wareysi- Hadaanu Nahay Xafiiskii Imtixaanaadka Waxa Naga Go’an In Aan Wax Ka Qabano Qishka – Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland….

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka somaliland oo maanta wareysi khaas ah siinaayey shabakadani caanka ah Ee Toggaherer ayaa ka waramay qorshalaa hor leh oo ay masuuliyiinta xafiiskaasi ay kaga hortagayaan wax alaale wax kastoo qish ah xiliyada lagu gudo jiro imtixaanada ee ay ardeydu u fadhiyaan.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso