Degdeg-Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Hadda Mudanayaasha Golahaasi Ku wargaliyey In Anshax Marin Lagu Samaynaayo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal

(Toggaherer)-Degdeg-Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Hadda Mudanayaasha Golahaasi Ku wargaliyey In Anshax Marin Lagu Samaynaayo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal.

fadhigii maanta ee golahawakiilada somaliland ayaa mudanayaashiifadhigii maanta soo xaadiray waxa uu ku wargaliyey In guddida joogtada ah ee golahaasi ay anshax marin ku samayso xildhibaan xaamud cismaan cigaal oo ka mid ah golahaasi wakiilada somaliland oo warbaahinta u mariyey hadalo lid ku ah golahaasi ka wiilada somaliland sida uu hadalka u dhigay Gudoomiyaha Golahaasi Wakiilada somaliland .

Iyadoo mudanayaasha Guddida joogtada ee Golahaasi wakiilada somaliland uu Gudoomiyaha golaha wakiilada Mudane -Baashe Maxamed faarax  uu ka dalbaday in ay anshax marin ku sameeyaan xildhibaan xaamud cismaan cigaal oo hadalo aan habeeneyn ku doray golahaasi wakiilada somaliland ee uu ka tirsan yahay warbaahintana u mariyey ,arrintaasi oo uu xildhibaan xaamud ku mutaystay in anshaxmarin lagu sameeyo sida uu gudoomiyuhu u cadeeyey Mudanayaasha golahaasi wakiilada somaliland ee fadhigii maanta soo xaadirtay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso