Daawo-Mudane Golaha Wakiilada Ka Tirsan Oo Nooga Warbixiyey Xeerka Saxaafada Qaranka Somaliland Oo Horyaala Golohaasi.

(Togaherer)-Daawo-Mudane Golaha Wakiilada Ka Tirsan  Oo Nooga Warbixiyey Xeerka Saxaafada Qaranka Somaliland Oo Horyaala Golohaasi.

Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani  canaka ah ee (Toggahere) ayaa si faahfaahsan uaga waramay xeerka saxaafada qaranka somaliland oo hor yaalamudanayaasha golahaasi wakaliida ,waxaanu xildhibaanku farta ku fiiqay ahmiyada balaadhan ee uu u yeelan doono xeerkaasi marka la dhaqan galiyo .

Daawo-wareysigaasi Oo kooban:

Advertisement

Ku Xayeysiiso