Daawo-Caasimada Somaliland Waxaa Ku Soo Badanaya Dumarka Ku Shaqaysa Xirfada farsamada Gacanta

(Toggaherer)- Magaalada Hargeysa Waxaa Ku Soo Badanaya Dumarka Ku Shaqaysa Xirfada farsamada Gacanta…

Magaalada Hargeysa waxaa ku soo badanaaya dumarka ku shaqaysta xifarada farsamada gacanta ,waxaanay bulshadeena ka caawiyaan in ay usameeyaan dhar qurxoon oo qiimahiisu jaban yahay ,isla markaasina waxay indhahaagu qabanayaan haweenkaasi oo xilli kasta shaqaynaya ,iyadoo sanqadha dawaarku dhagahaaga ku soo dhacayaan markaad dhex socotid suuqyada Magaalada Hargeysa.

Marwo-Aamina oo u rmaysay shabakadani Toggaherer ayaa inooga warbixinaysa qaababka ay shacabkeena ugu adeegaan dawaarlayaashu iyo qiimaha ay bulshada kaga iibiyaanba.

Daawo Wareysigaasi Oo faahfaahsan:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso