Wardegdeg ah : Boqor Cismaan Buurmadaw Oo Hadeer Laga Qabtay Maansoor Hotel Loona Taxaabay Xabsiga

Wararka Hadeer Na soo gaadhaya Ayaa Sheegaya in Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw Laga Qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa Taas oo xabsiga Loo Taxaabay.

Wararka Dheeraadka ee aanu helayno ayaa sheegaya Boqorka laga qabtay Huteelka Maansoor ayna ka xaysteen Ciidamada Argagixiso la dagaalanka Ee Loo Yaqaan RRU da .

Geesta kale Wasaaradda Daakhiliga ayaa xaqiijisay xadhiga Boqor Buurmadaw.

Advertisement

Ku Xayeysiiso