Safiirka Britain u fadhiya ururka mamnuucista hubka kiimikada (OPCW) oo sheegay in hubka kiimikada loo adeegsaday Suuriya in ka badan 390 jeer.

0 Safiirka Britain/span> u fadhiya ururka mamnuucista hubka kiimikada (OPCW) ayaa sheegay in hubka kiimikada loo adeegsaday Suuriya in ka badan 390 jeer.

Peter Wilson, oo ah Ergeyga Ingiriiska u qaabilsan Ururka Mamnuucidda Hubka Kiimikada (OPCW), ayaa sheegay in ururku diiwaangeliyay isticmaalka rasaas sun ah Suuriya in kabadan 390 jeer tan iyo 2014.

Intii lagu jiray shir albaabdu u Xidhnaayeen ee Hague si looga wada xaajoodo weerarkii kiimikada ee Duma, Wilson wuxuu ugu baaqay dalalka xubnaha ka ah OIC in ay si wadajir ah u dhaqmaan.

“Ku guuldaraysiga ah in lala xisaabtamo kuwa leh masuuliyaada xadgudubka waxay kordhineysaa khatarta isticmaalka hubka kiimikada ah ee Syria iyo meelaha ka baxsan,” Wilson ayaa sii raaciyey Hadalkiisa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso