Gorgoro Ciraaqi Oo Loo Tahriibinayay Kuwait oo La Qabtay


Ilaalada Xudduudaha Ciraaq ayaa ku dhawaaqday inay fashiliyeen Qabteen isku day la doonayay in lagu tahriibiyo Gorgorada qiimaha leh ee Ciraaq Dalka Kuwait.

Afhayeenka rasmiga ah ee hay’adda ayaa sheegay in masuuliyiintu ay qabteen tahriib Gorgorada ciraaq ee Qiimaha leh Oo loo waday Dalka Kuwait.

Afhayeenka ayaa xaqiijiyay In tahriibiyaha loo gudbiyey Maxkamadda Baadhista ee Safwan.

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso