Dahraan Kulanka Hogaamiyaasha Carabta oo Maanta ka Furmaya Sucuudiga


Kulanka Carabta ayaa maanta lagu qaban doonaa magaalada bari ee Dhahran iyada oo ay ka qaybgalayaan hogaamiyayaasha Carabta iyo madaxda dawladaha. Dagaalada Suuriya ayaa la filayaa in uu hadheeyo ajandaha shirka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudi areebiya Cadil Jubayr ayaa sheegay in diiradda la saarayo waxa uu ugu yeedhay faragalinta Iran ee ka jira gobolka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso