Daawo/ Wardegdeg ah: Abwaan Naciima Abwaan Qorane Oo Hadeer Maxakamadu ku xukuntay sadex sano oo Xadhig ah Halka Qareenadeedii ay Racfaan ka qaateen Kuna Soo Oogeen Dacwad jidh-dileed …

Wardegdeg ah : Abwaan Naciima Abwaan Qorane Ayaa Hadeer Maxakamadu ku xukuntay sadex sano oo Xadhig Taas oo ay ku sheegeen in xukunkani hir gali doono maanta.

Qareenada U doodayey Abwaan Naciima Abwaan Axmed Qorane Ayaa Racfaan ka qaatay Xukunkaasi Kuna Soo oogay Dambi Ka dhan ah Xukuumada Taas oo ay sheegeen in Abwaanadu Nabaro Qabto lana Jidh-Dilay intii Ay xidhnayd.

Qareemada Ayaa ku adkaysanaaya in Arintani Xukunka ahi ay tahay Sharci daro lagu beegsanayo uun Abwaanada.

Wixii warar ah ee ka soo kordhe waa inoo mardhaw.

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso