Wardegdeg ah : Shirkii Ay Qolayaha Garxajis u Balansanaayeen in Maalinta Bari ah uu ka qabsoomo Buurta Gacan-libaax Oo Dib u dhac ku yimid Maxaa sababay Dib u dhaca Shirkani ???

Shirwaynihii Beelaha Habaryoonis iyo Ciidagale ay ku balansanaayeen in maalinta Bari ah uu ka qabsoomo Buurta Gacan libaax ee Gobolka Saaxil ayaa Dib u dhac ku yimid.

Sida aanu wararka ku helayno Waxa uu shirkani dib ugu dhacay ilaa iyo 23.June.

Dib u dhacan ayaa  sida la sheegay yimid kadib markii Gudida Qaban Qaabadu sheegeen in aanu xiligan qabsoomi karin soona jeediyey in dib loo dhigo.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso