Maraykanka: Bashaar wuxuu Dadkiisa ku Riday ugu yaraan Hubka Kiimikada 50 jeer, Ruushkuna si uu u ilaaliyo Nidaamka Asad Wuxuu isticmaalay Codka Diidmada Qaxayn 12 Jeer.!!!

Danjiraha Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Russia ay iska indho-tirtay khatarta dhabta ah ee ammaanka caalamiga ah, isticmaalka hubka kiimikada ee Syria.

Nikki Haley ayaa Golaha Amaanka ka hor sheegtay in dalka Ruushka uu isticmaalay Codka Diidmada Qaxayn 12-jeer si uu u ilaaliyo nidaamka Bashar al-Assad.

Haley Waxay Tidhi: Asad wuxuu isticmaalay hubka kiimikada ugu yaraan 50 jeer waxaana jirta iyana qiyaastii 200 jeer.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso