Daawo : Boqor Raabi Oo Luqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Xukuumadda Muuse Biixi, Isla Markaana Eedo-culus Dusha u Saaray Dawladda .

Boqor Raabi oo aan muydooyinkan aan ka hadal warbaahinta, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa, Waxaanu luqad adag kula hadlay Xukuumadda Muuse Biixi .

Boqorka ayaa eedo-culus u jeediyay xukuumadda, isagoo sheegay in ay  jirto cadaalad darro ku faaftay dalka .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso