HAMBALYO MEHER+AROOS CABDIKARIIM CABDILAAHI CUMAR RAAGE IYO MARWADIISA CUSUB

HAMBALYO MEHER+AROOS
Aniga oo ah Agaasimaha Qorsheyna ee Madbacadda Qaranka JSL Cabdirashiid Maxamed Jaamac “Belel” iyo Marwadayda Faadumo Maxamed Axmed waxa aanu hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin u diraynaa Walaalkeen Saaxiibkeen AGAASIMAHA MAAMULKA EE MADBACADDA QARANKA CABDIKARIIM CABDILAAHI CUMAR RAAGE IYO MARWADIISA CUSUB OO MAANTA UU MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADDA BOORAMA HOTEL RAYS ISLA CAAWANA HADDII ALLE YIDHAA UU AROOSKOODA KA DHICI DOONO BOORAMA . Waxaanu leenahay guurkiinu guur khayr gurigiina lagu farax Rabbi ha isku kiin barakeeyo. Farxad iyo jacayl kuwada noolaada insha allah. HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Advertisement

Ku Xayeysiiso