Daawo- Warbixin faahfaahsan Oo Aanu I Diinka Soo Diyaarinay Shacbi Weynaha Caasimada Somaliland Oo Si Kulul UGa Jawaabay Hadalo Ka Soo yeedhay Maamulka Muqdisho,Halka Sidoo Kaelan Ay Soo Dhaweeyeen Dadweynahaasi Heshiiska Maalgashiga Dekeda Berbera.

(Toggaherer-daawo warbixin faahfaahsan oo aanu idiinka soo diyaaninay dadweynaha caasimada somaliland oo saaka arooryadii hore mudaharaad silmi ah iskugu soo baxay faraagaraha beerta xoriyada ee magaalada hargeysa .

waxaanay shacbi weynahaasi si balaadhan uga gilgisheen  hadalo dhawaan ka soo yeedhaayey maamulka taagta daran ee somalia oo soo farogaliyey arrimaha qaranka somaliland.

Halka sidoo kalena dadweynahaasi mudaharaadkooda ku muujinaayeen taageerada ay la barbar taagan yihiin xukuumadooda qaranka somaliland ,waxaanay si balaadhan u soo dhaweeyeen heshiiska maalgashiga dekeda berbear.

Daawo  warbixintaasi oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso