Weerarka Hargeysa iyo Baraarugga Xamar

Dad jiritaankaaga diidan lalama hadlo lagamana aamuso. Somaliland siyaasadda is-difaaca ah ha ka baxdo oo ha qaado siyaasad weerar ah oo ku lid ah Somalia. Yaan lagu baraarugin weerarka siyaasadda ee Xamar, ee Xamar ha ku baraarugto weerarka siyaasadda ee Hargeysa.

Xukuumadda , xubnaha baarlamaanka ee labada guri, saxaafadda iyo dhallinyaraduba waa inay qaadaan wareer joogto ah oo siyaasadeed. Waa in baraha bulshada aad loo adeegsadaa sida: Facebook, YouTube, blogs, websites, instagram, Snapchat iwm.iyo Tiifiyada iyo saxaafadda.

Somaliland: The Danger of Redrawing African Colonial Borders

Somaliland: The Danger of Redrawing African Colonial Borders

Somalilandsun- The political map of Africa that shows its independent countries had not been made by United Nations, by African Union, or by African nations. It is the result of the European Coloniā€¦

Ibrahim Hassan Gagale
Taariikh: Feb. 12,2018

Advertisement

Ku Xayeysiiso