Daawo-Xildhibaan Xaamud Oo ka Tirsan G. Wakiilada Somaliland Ayaa ka Cadhooday Khudbadii Wasiir Arrimaha Dibada Dr- Sacad,Waa Maxay Sababtu?

(Toggaherer)-Xildhibaan Xaamud Oo ka Tirsan G. Wakiilada Somaliland Ayaa ka Cadhooday Khudbadii Wasiir Arrimaha Dibada Dr- Sacad,Waa Maxay Sababtu?

Xildhibaan xaamud oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada somaliland ayaa si kulul uga soo hor jeestay khudbadii uu wasiirka arrimaha dibadu ka hor jeedinaayey mudanayaasha wakiilada somaliland.

Daawo muuqaalkaasi Wasiirka Oo Khudabadaynaya Mudanayaasha aqalka Golahawakiilada somaliland  iyo xildhibaan xaamud oo xanaaq dibnaha qaniinay ,ka diban booq iyo sawaxan golahaka dhex abuuray,iyadoo dibada looga saaray fadhigaasi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso