Putin: Ma oggolaan doonno in cidi faragalin ku sameeyo arimahayaga, mana faragalino arrimaha dadka kale


Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in Ruushku uusan ogolaan doonin cid kasta in ay farageliso arimaheeda gudaha. mana farogalino arrimaha dalalka kale, waa mabda’yaga,” ayuu yidhri, isaga oo intaa ku daray in Moscow aysanlug ku lahayn doorashooyinka Maraykanka.

“Maya ma dhiirigelinayno mana waydiisaneyno (sidan oo kale)” ayuu Putin ku yidhi wareysi uu siiyay TV-ga NBC.

Waxa uu sharxay haddii shakhsiyaadka qaar isticmaalaan qalabka qaarkood ee dalalka kale oo ay u diraan macluumaadka khuseeya Faransiiska, Jarmalka, Aasiya ama Ruushka, masuuliyiinta Ruushku ma laha wax tan la mid ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso