Daawo-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac Ayaa Soo Dhaweeyey Heshiiska Maalgashiga Dekeda Berbera Ee Dp world Oo dhawaan lagu Soo saxeexay Dalkaasi Imaaraatka ,Waxaanu Xildhibaanku fariin Udiray Somalia.

(Toggaherer)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac Ayaa Soo Dhaweeyey Heshiiska Maalgashiga Dekeda Berbera Ee Dp world Oo dhawaan lagu Soo saxeexay Dalkaasi Imaaraatka,Waxaanu Xidhibaanku fariin Udiray Somalia.

Daawo-

Xildhibaan Axmed Maxame Diiriye (Nacnac) kana tirsan aqalka golaha wakiilada somalialnd Oo Wareysi khaas ah Siinaayeye Shabakadani Radio Toggaherer ayaa si balaadhan u soo dhawaweeyey heshiiiska maalgashiga Ee dekeda Berbera,waxaanu mudunuhu fariin culus udiray maamulka taagta daran Somalia.

Advertisement

Ku Xayeysiiso