Dhagayso-Wareysi-Ganacsatada yaryar Ee Suuqa Waaheen Magalada Hargeysa Ayaa Siyaabo kala Duwan UGa Hadlay Arrimaha..

(Toggaherer)-Wareysi-Ganacsatada yaryar Ee Suuqa Waaheen Magalada Hargeysa Ayaa Siyaabo kala Duwan UGa Hadlay Arrimaha..

Ganacsatada yaryar ee magaalada hargeysa ,gaar ahaanna ku dhexganacsada suuqa (Waaheen) Ee Oo si gaara ugu waramaayey shabakadani caanka ah Ee (Radio Toggaherer) ayaa siyaabo kala gedisan uga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xadhkaha laydhka dabka qaada ,waxaanay ganacsatadaasi masuuliyiinta shirkada ku bahoobay KAAH ay ka dalbanaayeen in ay  xadhkahoodaasi dhulka hoos mariyaan ,halka ay sidoo kalena ay xukuumada ka codsanaayeen in ay siyaasad cad ka yeelato khatarta ka dhalan karta xadhkasaai xiliyada ay roobabku da-ayaan iyo waqtiyada ay dabayluhu jiraanba oo ay xadhkahaasi markay dabayshu isku garaacdo ay ka dhalan karaan dab ,arrintaasi oo loo baahan yahay in xukuumada ,shirkadao iyo shacabba la iska kaashado meelna looga s oo wado jeesto.

Halki Hoose ka Dhagayso Warbixintaasi Oo uu Sii DiyaariyayMr(Ayuubi):

Advertisement

Ku Xayeysiiso