aqoonsigii sharci waanu haysanaa,hanbalyo madaxweyne ergeyga UNka ee somaliland waa mid aanu u baahneyn.

jamhuuriyada somaliland waxay  u baahan tahay halka aynu sharciga dawladnimadeenu yalaa waa qaramada midoobey,iyo dhamaan hayadaha hoos yimaada,ictiraafku waa laba mid xidhiidh diplomacy ah midna waa sharci kan danbe ayaynu inugu haysanaa, sharci inoo diidayaa majiro inaynu ka mid noqono UNka iyo dhamaan hayadaha  hoos yimaad iyo ururada aduunka oodhan,imika marka aad eegto (WTO/GATT) oo ah kan ganacsiga aduunka oo ay hoosyimadaan hayadaha dhaqaalaha aduunku  sida world bank IMF ….jamhuriyada somaliland wali waa ka xubin halka aaney somalia marnabba aaney xubin ka noqon siyaabo sharci (sharcigeeda dawladnimo oo aan wali dhameys tirneyn)sidaa awgeed,waxaad ka eegta qoraalka  GATT ee ah
GENERAL AGREEMENT ON
TARIFFS AND TRADE
RESTRICTED
w.17/10
12 November i960
Limited Distribution
CONTRACTING PARTIES
Seventeenth Session
ARTICLE XXVI;5(e)
Admission of Newly-independent Territories as Contracting Parties
(Note by the Executive Secretary)
Since the sixteenth session a number of territories, for which certain
contracting parties had international responsibility and in respect of which
they had accepted the General Agreement, have acquired full autonomy (in the
sense of paragraph 5(c) of Article XXVI ) in the conduct of their external
commercial relations and of the other matters provided for in the GATT. The
territories in question are listed below together with, for each territory,
the date of independence, the relevant GATT document and a note on the present
status of the consultations initiated by the Executive Secretary under the
procedures adopted on 1 November 1957:
Federation of Nigeria
1 October ]960
(L/1303 and Add.l)
B.
Somaliland (British Protectorate)
26 June i960
(L/1312)
Nigeria has been deemed to be a con”
tracting party pursuant to Article XXVI:5(c)
A draft declaration for approval is
annexed. Nigeria, unless it decides
otherwise, will be governed by Annex J
and vail be having recourse to the pro-
visions of Article XXXV:1 in relation
to its trade with Japan.
On 1 July the former protectorate of
British Somaliland (to which the GATT
had been applied) united with the former
United Nations Trust Territory of
Somalia (to which the GATT had not been
applied) to form the Ropublic of Somalia.
The Executive Secretary has written to
enquire whether the Republic would wish
to accede to the GATT under Article XXXIII.
oo ah cadeymaha ku tusaya inaanu inaga meel walba ku jirno waana ururka wax badan inoo sahlaya wuu ina ictirafsan yahay meel walba jamhuuriyada somaliland baa ku qoron,
walaalayaal wadan ku wuu inaga dhexeeyaa,horumarkiisina waa inoo dan,
qadiyadan ictiraafku waa mid wax badan aynu raadineyney meelaha ay taalana waa un ka,hadaba inagoo dawlada iyo shaciba waxaa danteenu ku jirtaa in aynu kawada qeyb qadano qadiyadeena sidii sharciga aduunka aanu ugu garnaqsan lahayn ,madaxweynuhana fursad badan ayuu maanta haystaa,ictiraaf sharciya somaliland baa haysata ,
somalia iyadaa ina haysata oo leh dawladnimada somaliland ayaaney igala tagin wax inaga dhexeyaa majiro,sharciga aduunka (international law) ayaa sidan dhigaya dawlada somaliland waxa horyaala fursado badan oo ay waqtigan caqabadaha kaga bixi karto,marka aad albaabka ku qaracdo gurigii aad u baahneyd waa  (UN)kee waa laga furayaa sharcigeenii wanu haysanaa,ka dib fursado badan oo caqabada ganacsiga iyo maalgalinta inaga haysta waanu ka ga gudbeynaa, taasina waxay dalkeena iyo  dhalinyarteena u sameyneysaa shaqo abuur iyo horumar dhaqaale oo dalka oo dhan ah.
ilaahey sida roon ha ina waa fajiyo
C/risaaq xoosh
hargeysa somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso