Dhagayso-Barnaamijkeena Xusuus Qor -Waxaynu Ku Soo Qaadanaynaa Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Oo Dardaaran Culus Ujeedinaya Warbaahinta Qaranka Xiliyadii Uu Socday Ololaha Doorshada Madaxtinimada Somaliland

(Toggaherer)-Barnaamijkeena Xusuus Qor-waxaynu Ku Soo Qaadanaynaa Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Oo Dardaaran Culus Ujeedinaya Warbaahinta Qaranka Xiliyadii Uu Socday Ololaha Doorshada Madaxtinimada Somaliland.

Barnaamijkeena maanta waxaynu ku soo qaadan doonaa wasiirkii hore Ee wasaarada warfaafinta Somaliland-Md- C/laahi Maxamed Daahir cukuse oo xiliyadii uu wadankeena uu ka socday Tartanka ololaha doorashooyinka madaxtimada somaliland hadalo dadraadar ahaa oo uu wasiirkaasi warbaahinta kula dardaarmaayey is ay Bulshadeeda iyo qarankeena dhexdhexaad u ahaadaan oo aanay xisbina u xaglin ,waxaanu Ex- wasiir cabdilaahi cukuse si faahfaahsan uga waramayaa horumar dhinac walba ah ee wadankeena gudihiis ka socda .

xiliyadaasi uu tartanka madaxtinimada somaliland oo xiisi iyo xamaasadba lahaa uu ka socday dalka ,ayaa Guddida Anshaxa warhaainta oo la howlgalaysay xiligaasi komishanka qaranka waxay warbaahinta qaranka Somaliland ,ta Dowlada Iyo ta madaxa banaanba ku amaaneen sida ay dhexdhexaadka uga ahaayeen in ay dhinac u xagliyaan ,halka sidoo kalena Idaacada Radio Hargeysa iyoTvga Qaranka Somaliland ba ay si gaara ugu amaaneen kaalintii laxaadka lahayd ee ay kaa teen ololahaasi iyogaa Asxaabta Qarankeena dhex u ahaa.

Geesta kalena Goobjoogayaasha caaamiga ahaa ayaa qarankeena ku amaanay sida ay wadanka uga qabsoontay doorshada Madaxtinimada somaliland oo uu ku guulaystay Md- Muuse Biixi Cabdi _Madaxweynaha qarankeena Somaliland.

Dhagayso Dardaarankii cuslaa ee Wasiir cukuse xiliyadii ololahu socday iyo qaabka uu uga waramaayo horumarka wadankeena ka hanadqaadayba,prepared caydaruus cisman (Mr-Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso