Fariin caafimaad Waa in la siiya madaxbanaani shaqo ee shaqada waaxaha fayadhowr dalka ee dawladaha hoose

Fariin caafimaad
Waa in la siiya madaxbanaani shaqo ee shaqada waaxaha fayadhowr dalka ee dawladaha hoose lagana dhex saara waaxaha shaqo ee hoos yimaada dawlada hoose ee dalka loona ogolaada aqoonteda shaqo shaqaale si ay u gutaan wajibaadka shaqo fayadhowr ee ay u xilsaaran yahiin Waa in awooda mushahar dhaqaale
Guno haybad shaqaale fayadhor kor loo qaada si looga saaro musuq maasaqa sida laalushka loona maamuli karaa la xisaabtan shaqaala fayadhowrka caafimaadka dawliga iyadoo waqti xaadirkan ay jirto halis caafimaad daro bulshada kagaga imanayso tayo darada cuntooyinka rashinka food stuf dawooyinka dalka dibada uga imaanaya oo aan lala socon waqtiyada ay kasoo dagayaan dekedaha dalka oo aanay jirin qalab si fudud loogula socon karo noocyada badhiseed ee lagu hubin karo noocyada tayada cuntooyinka iyo daawoyinka oo maalin kasta dad aad u badan ay kala kulmaan waxyeelo cafimaad daro oo sababa dhimasho aad u badan
Iyadoo ay luntay siyaasadii caafimaad ee dawliga ah ee lagu maamuli lahaa tayada hubinta noocyada badeecadaha cuntooyinka raashinka foodstuf sida dawooyinka iyadoo waqtigii dawladii hore ee somaliya ganacsiga dalka dibada uga iiman jiray waxa maamuli jiray dawladii burburtay ganacsigaas oo ahaa mid la hubo isagoo ku iman jiray nidaam heshiis laba dawladeed dawooyinku waxay ku jireen gacanta dawlada dalkan a waxa iman jiray daawoyin ku iman sifo maamul sharci dawladeed hada dadku waxay ku sugan yahiin jahawareer ay ka dhaxleen aqoon la anta minhadlayaasha caafimaadka gaarka loo leeyahay tayo darada shirkada daawoyinka ganacsi ee dalka dibada uga yimaada dadkii somaaliyeed waxay ka liitan jiirka daawada lagu tijaabiyo marka la qiyaasa caafimaad darada dhimashada degdega ee kaga imanaya tayo xumada sumowga cuntooyinka rashinka daawooyinka ay u baahan yahiin waqti kasta

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso