Ma jiro heshiis midnimo oo ay wadda galeen somalia iyo republic of somaliland,midnimadu ay sheegayaan waxay ka soo horjedaa sharciga caalamiga ah.

Ma jiro heshiis midnimo oo ay wadda galeen somalia iyo republic of somaliland,midnimadu ay sheegayaan waxay ka soo horjedaa sharciga caalamiga ah.

sida uu dhigayo UN chater 102 p1 laguna faafiyo heshiisyada ay dawladaha ka dhexeeya,sababo sharci awgood ayaa loo galin waayey,heshiisyada dawliga ah waxaa wada gala laba dal oo madaxbanaa,lakiin mada galaan laba midna dawlad yahay waa jamhuuriyada somaliland iyo mid aan wali dawlidnimo qaadan waa somalia e,iyagu wa ka soo hormariyeen waqtigii loo qabtey in ay xornimada qadaan,waxaaney ahayd iney qataan  2 dec 1960 sida ku cad UN resulion 289, hase ahaate may dhicin,habdaba somalia wali dawlad heshiis lagali karta dawlad kale ma aha,ilaahay ayaa inooga naxariistey, jamhuuriyada somaliland  ayaa ahaa dawlad sharci leh,34 dawladoodna ay ina aqoonsadeen walina leh sharciyadii dawladnimo oo dhan,marka ay sidaasi tahay,qadiyada in aanu u marno si sharciya ayay tahay,cid qadiyadeena diidaysaa ma jirto marka aynu u marno xaqa aynu u leenahay in aynu ka mid noqono xubin ka mid ah UNka iyo hayadaha kale hoosyimaada,arinkeenu waa mid sharci,cid inoo diidi karaysa ama sharci inoo diidayaana ma jiro,inaga ayey inagu xidhan tahay,tan somaliyana waxay ka dhigan tahay in qaawan oo aad ku leedahay dhar i sii,wada hadal iska daaye isagii baa garanaya i uu  sharci daro ku fadhiyo UNka iyo hayadaha kale oo kolba is leh goorma ayey kugu qabanayaa,waxaanu idin lee nahay waanu idin aragney.

ilaahey sidii roon ha ina waafajiyo

By/A/rizak hoosh

Hargeisa somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso