Daawo:Wasiirka wasaarada Xanaanda Xoolaha Iyo kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed(Gaafaadhi)Ayaa si faahfaahsan UGa Warbixiyey..

(Toggaherer)-Wasiirka wasaarada Xanaanda Xoolaha Iyo kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed(Gaafaadhi)Ayaa si faahfaahsan UGa Warbixiyey..

wasiirka wasaarada Xanaanada xoolaha iyo kalluumaysiga somaliland xasan maxamed(Gaafaadhi) oo warbixin siinaayey Mudanayaasha Guddida joogtada Ee Golahaasi guurtida somaliland ayaa si qotodheer ugu waramay ,waxaanu faahfaahin ka bixiyey qorshayaal wasaaradaasi ku dardargalinayso Howlaha ay qaranka u hayso.

Daawo:

Daawo muuqaalalada guddida joogtada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso