Daawo- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Shaaciyey Tartan Maratoon Orodka Ah Oo Ay Caasimada somaliland ku qabanayaan.

(Toggaherer)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Shaaciyey Tartan Maratoon Orodka Ah Oo Ay Caasimada somaliland ku qabanayaan.

wasiirka wasaarada dhlinyarada iyo ciyaaraha somaliland yuusuf Boos Mire Maxamed ayaa si rasmi ah u shaaciyey in tartan orodka ah ay ku qabanayaan caasimada Somaliland ,waxaanu dhalinyarada dalka uu ka dalbaday in ay ka soo qaybgalaan tartankaasi oo ay iska soo diwaangaliyaan xarunta wasaarada ciyaaraha somaliland.

Daawo:Muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso