Daawo-Guddida Joogtada Ee Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan xogwareysi ah la yeeshey wasiirka wasaarada shaqo-galinta Iyo Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac.

ToggaHerer/Guddida Joogtada Ee Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan xogwareysi ah la yeeshey wasiirka wasaarada shaqo-galinta Iyo Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac.

Mudanayaasha Guddida joogtada Ee Golahaasi guurtida somaliland ayaa waxay warbixin ka dhagaysteen wasiirka wasaarada Arrimaha Bulshada Iyo shaqogalinta somaliland Hinda Jaamac xirsi ,waxaany mudanayaasha Guddida joogtada ah faahfaahin dheer ka siisay qorshayaal hor leh oo ay wasaaradaasi wado laguna daryeelaayo Bulshadeena inta Nugul.
Halka ay sidoo kalena ay sharaxaad ka bixisay qorshayaasha ay xukuumada somaliland ku daryeelayso carruurta Darbi jiifka ah ee ku dhaqan wadanka.

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso