Daawo Wareysi:- Aqoonyahan Aadan Cali Axmed Oo ka hadlay Arrimha Tahriibta , Qabyaalada iyo Qaadka Dhalinyaraduna Aaminaana Dalkooda…

(Toggaherer) Aqoonyahan Aadan Cali Axmed Oo Ka Mid Ah Aqoonyahanada Jaamacadaha Wadan Hadda Dhigta Ayaa Nooga Warbixiyey Qaabka Ugu Fudud Ee Dhalinayarada Wadankeena Shaqo Abuuris Loogu Samayn Karo,Isla Markaasina Waxa Uu Kula Dardaarmay In Da`Yartu Aaminaan Wadankooda Hooyo Ee Somaliland Waxna Kala Soo Baxaan .

Waxaanu Aqoonyahanku Uga Digay Dhalinyarada Dalkeena Aafada Tahriibta Iyo In Ay Ka Tagaan Qabyaalada Iyo Qaadka.

Daawo- Wareysigaasi Aanu La Yeelanay Aqoonyahankaasi Dhalinayarada Wadanka Ku Dhaqanka Ka Mid Ah,Wareysi Qaadaha -Mr(Ayuubi)-

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso