Wareysi-Xildhibaan jaamac Riyo oo Gabay ku Maamuusay Madaxweynaha Qaranka somaliland Muuse Biixi cabdi.

Hargeysa(Toggaherer)-Wareys- Xildhibaan Jaamac Riyo Ayaa Gabay ku Maamuusay madaxweynaha qaranka somaliland Muuse Biixi cabdi.

Daawo gabaygaaso waxaa inoo tirinaaya xildhibaan jaamax Riyo kana mid ah mudanayaasha aqalka golaha guurtida somaliland,waxaana wareysigaasi qaaday Mr-Ayuubi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso