Wareysi-Xil-Qabile oo Si Kulul U naqdiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Wasiirka warfaafinta Somaliland

Hargeysa(Toggaherer)-Daawo Wareysi Xil-Qabile Ayaa Si Kulul Unaqdiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Wasiirka warfaafinta Somaliland.

Xildhibaan Maxamed faarax qabile oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiilada somaliland ayaa si adag u naqdiyey hadal uu wasiirka wasaarada warfaafintu uu ka sheegay xarunta Baarlamanka somaliland ,waxaanu xildhibaanka daaqada ka tuuray kootadii haweenka ay kaga qaybqaadanaayeen kuraasta dalka.

Halkani Ka daawo waeysigaasi :

Advertisement

Ku Xayeysiiso