Waalidnimadu waa shaqo adag laakiin aad dooratay – Qaacidooyinka Tarbiyada

Waalidnmadu waa shaqo culus. Waa shaqo hadii lagu guulaysto liibaanteda aduun iyo aakhiroba lagu arkayo. Marka uu qofku waalid noqdo waa in uu mudnaata koowaad siiyaa korinta ubadkiisa. Qaacidada labaad ee qaacidooyinka tarbiyada waxa aan u bixinay “Waalidnimadu waa shaqo adag laakiin aad dooratay”.

Advertisement

Ku Xayeysiiso