Wadaad Ruush ah oo lagu xukumay 14 sano oo xabsi ah ka dib markii uu ku Xadgudbay caruur Lana Macaamilay!!!


Maxkamad Ruush ah oo ku taal gobolka Leningrad ayaa ku xukuntay wadaadka Ruushka ah ee Gleb Grozovsky 14 sano oo xabsi ah ka dib markii uu galay danbi ah in uu caruur la macaamilay (Kufsaday).

Dhacdadan wadaadkani galay ayaa ah saddex kiis kuwaas oo ka dhacay dibada Ruushka waxaanu ka geystay Wadanka Giriiga Sanadadii 2009 iyo 2013.

Warqabadka Toggaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso