Daawo: Dagaal xoog leh oo dhexmaraya Shimbir iyo Mas Kuwa Sunta Khatarta ah leh!!!!

Waxa la soo bandhiga  fiidiyoow uu qaaday muwaadin Australiyaan ah oo loo yaqaan Alexis Kickleck kaas oo ah Shimbir iyo Mas Kuwa Khatarta ah ee Sunta leh Dagaal Dhe maraya.

Ninka Qaaday Fiidyawga ayaa sheegay in isaga iyo Eygiisu ay iska tamashalaynayeen markii ay si lama filaan ah u arkay Maskan Khatarta ah iyo Shimbirkan .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso