Daawo/Waraysi:Ayaan Axmed Caydiid Afhayeenka Urur Iskaa waxuqabso Ah Kana Howlagala Hargeysa.

Daawo/Waraysi:Ayaan Axmed Caydiid Afhayeenka Urur Iskaa waxuqabso Ah Kana Howlagala Hargeysa.

Agagaarka cisbitaalka guud ee Magalada hargeysa waxaanu kula kulanay urur ay ku bahoobeen dhalinayarada jaamacadaha dalka ka soo qalin jabisay ,oo si iskood ah isku soo abaabulay kana shaqaynaayey nadiifinta caasimada saomaliland.

Halkani ka daawo afhayeenka ururkaasi oo xogwaran aanu la yeelanay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso