sheeko gaaban iyo diinkii oo hadlaya

Anigoo markii horeba diin ahaa oo qunyar socod ahaa,oon qolof lahaan jirin,hilbana korkayga saarnaan jireen,ayay Bari shimbiro ii tashanayaan, damcayaana siday korkayga hilbaha uga cuni lahaayeen,deednA dabagaalaa maqlayoo warkoogoogii sheegaya iyo wixii ay ku tashanayeen Ana isma waalinee waxaan ku odhanayaa sow ilaah MA joogiin meeshaa!!haabuu iigu jawaabayaa, deedna wuxuu ugu warcelinayaa haddaa isagaa iga kafaalo qaadiyee iska nabad gal.

subaxdiibay soo duulayaan iyagoo damacsanaa hilibhaygii korka saarnaa,Isla markiiba ayay korkayga saarmayaan qolof adag,deedna afkoogii dheeraba ka qaloocsamaya sidaasaysana iigu khasaarayaan.waxaan ka baqayaa in soomaalidana ay masiibo kale ku dhacdo.war hoy iga jooga dhulkayga aan iska daaqee.
Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso