Daawo: Gaadhi Duulay kadibna Guri Fooq Ah oo dheer Badhtanka u galay kana dhex baxay Gidaarkii Guriga Fooqa ah

Kooxaha gurmadka ee California ayaa ka badbaadiyey laba qof baabuur kadib markii ay ku dhufteen dabaqa labaad ee dhisme andaqada Santa Ana.

Sida laga soo xigtay goobjoogayaal, gaadhiga ayaa dhacey bar hakin ah, taasoo keentay inuu hawada u duulo galana dhismaha taas oo ay sababtay xawaaraha xad-dhaafka ahaa ee uu ku socday.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso