Qalab Casri ah oo ay Leedahay Isreal oo laga helay koonfurta dalka Lubnaan

Sida ay qorayaan warbaahinta Lebanese, qalab Israel ayaa laga helay duleedka magaalada bari ee Zawtar ee Nabatiyeh ee koonfurta Lubnaan, ciidamada ammaanka ayaa si deg deg ah u furfuray qalabkan.

Baraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay qalabkan Israel, taas oo markii dambe u muuqatay inay tahay qalabka hawada ee aanay ahayn qalabka wax lagu basaaso.

Sida Caadada ah Qalab casri ah oo laga leeyahay Isreal ayaa laga helaa Lubnaan Qalabkaas oo ah midka wax lagu basaaso kii ugu dambeeyeyna wuxuu mid ay kooxda Hezbollah ay soo bandhigeen qalab casri ah oo ka wax lagu basaaso oo Israeli leedahay ah lana dhigay meelaha ugu sarreeya Lubnaan ee ku yaal aag istaraatiji ah kaas oo ilaaliya masaafo ballaadhan oo ka mid ah dhulka Lubnaan.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso