Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland,Md. Maxamed Kaahin Axmed

Cabdi Cismaan Cabdille (Cabdi Farjar

Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Maxamed Muuse Abees

Cali Siciid Saleebaan (Cali Seenyo)

Jaamac Ismaaciil (Jaamac Shabeel)

Khaliif Maxamed Warsame (Khaliif Xiinwaal)

Jaamac Maxamuud Cigaal

Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)

Dhamaantoodba Masuuliyiintaasi waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo ku geeriyooday Magaalada Burco Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 11.01.2018.

Advertisement

Ku Xayeysiiso