Harimacad Dhadig oo Jabiyey Rikoodhka Dhasha hal mar ay dhalaan Shabeeladu!!!


Beerta Xayawaanka ee ku Taal St. Louis ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay cajalad Fiidyaw ah Harimacad Dhadig oo mar qudha dhalay Sideed dhalood oo shabeel ah bishii November sannadkii hore, iyada oo hore loo diiwaangeliyey tirada ugu badan 4 dhalood.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso