Raiisal Wasaaraha Australia oo ku tilmaamay xukuumadda North Korea inay tahay Mujrimiin Dambiilayaal ah!!!

Ra’iisul Wasaaraha Australia Malcolm Turnbull ayaa ku tilmaamay xukuumadda Waqooyiga Kuuriya inay tahay mid halis ah mujrim-na ah hadidaayana nabadda gobolka.

Hadalkan ayaa imaanaya ka dib markii nin lagu qabtay Sydney isagoo lagu eedeeyay in uu door ka ciyaaro dhoofinta qalabka loo isticmaalay Samaynta hubka keena burburka weyn ee Waqooyiga Kuuriya.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso