Gudida ilaalinta Iyo Dabogalka golaha wakiilada somaliland ayaa Mudanayaasha Golahaasi Waxay Warbixin ka siiyeen Xisaab Xidhadii Dowlada2016-Oo Golahaasi Ku Raftay In Ay Meel mariyaan.

Hargeysa(Toggaherer)-Gudida ilaalinta Iyo Dabogalka golaha wakiilada somaliland ayaa Mudanayaasha Golahaasi Waxay Warbixin ka siiyeen Xisaab Xidhadii Dowlada2016-Oo Golahaasi Ku Raftay In Ay Meel mariyaan.

Fadhigii maanta Ee Golaha wakiilada somaliland Oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Baashe Maxamed faarax ayaa Mudanayaasha golahaasi waxay warbixin faahfaahsan ay ka dhagaysteen Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabogalka golahaasi wakiilada Somaliland xildhibaan Naasir cali shire .

Gesta kalena Gudoomiyaha gudidaasi ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka somaliland xildhibaan naasir cali shire uu mudanayasha golahaasi uu warbixin faahfaahsan uu ka jeediyey ayaa waxa uu daboolka kaga qaaday in xisaab xidhadii 2016ka aanay dowlada usoo xaroonin 41milyan ,arrintaasi oo hanti dhowrka qaranka somaliland…
Halkani ka dhagayso qodob wareedkaasi oo faahfaahsan:

220129_001

Advertisement

Ku Xayeysiiso