Guddida ilaalinta Iyo Dabogalka Hantida Qaranka Somaliland Ayaa mudanayaasha golahaasi warbixin ka siiyey Xisaab xidhkii 2016ka.

Hargeyysa(Toggaherer)-Guddida ilaalinta Iyo Dabogalka Hantida Qaranka Somaliland Ayaa mudanayaasha golahaasi warbixin ka siiyey Xisaab xidhkii 2016ka.

Daawo-Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka somaliland warbixinta faahfahsan ee ay mudanayaasha golahaasi ka hor jeediyeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso