Fariin Caafimaad Dr Buux

Cilmi badhis caafimaad oo lagu hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida caanaha, dalalka soo saara ee ka diwaan gashan hayada hubinta tayada caanaha aduunka ee dalka HYPERLINK “https://en.wikipedia.org/wiki/Switzerland” \o “Switzerland” Switzerland geneva who ayaa lagu ogaaday in caanaha anchor spot in general trading co ay u wanaagsan yahiin caafimaadka fayaqabka cabista caanaha ee dadka waawayn iyo dhalaanka marka badhis cafimaad lagu sameeyey caanaha iyo noocyada maadoyinka ay ka kooban yahiin iyadoo shirkadaasi oo ay ka diwaan gashantahay hada dhawrista tayada ee aduunka fadhigeeduna yahay dalka HYPERLINK “https://en.wikipedia.org/wiki/Switzerland” \o “Switzerland” Switzerland geneva mudo 67sano halka ay soo raacan caanaha coast iyo NIDO
Walaac abuuray xiisad ka dhex
Abuurmay suuqyada ganacsi ee gobalada somali land kadib markii ay hayada tayada dalku keentay machine lagu baadhaya noocyada tayada cuntooyinka caanaha rashinka daawada dalka dibada looga keeno oo inta badan caanaha dalka dibada uga yimaada aanay ahayn caano samayskoodu wanaagsanayn marka loo tixraaco dalalka soo sameeya iyo sifaha sharci caafimaad ee dalka dibada ugaga yimaadan
Caanaha samayska milk bowder
Caanaha samayska oo lagu diyaarayo iskudar kiimiko oo badan waqtiga diyaarinta warshadaynta iyo caanaha xoolaha qaybo ka mid ah inkastoo caanaha ugu badan laga soo saaro dalalka newsland holand etc
Caanaha marka la diyaarinaayo samayskooda waxa lagu adkeeya noocyo ka mid ah jaandiga si caanahu u adkaadan caanaha waxa loo baahan yahay in ay ahaadan caano isku dheelitiran noocyada samayskoodu ee ay ka kooban yahiin si aanay waxyeelo caafimaad usoo gaadhsiin dadka isticmaalaya waqtiga cabista waxa kale ee loo baahan yahay in ay u dhamaystiran yahiin sifahii sharci caafimaad ee looga baahan yahay dhamaan dawladaha soo sameeya ama warshadaha si loola socdo tayada fayadhowr ee isticmaalkooda
Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport
Waqtigii dawladii hore ee soomalia ganacsigu wuu xadidnaa inta badan waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta caafimadka bulshadooda waa macash raadin degdega ah
Caanaha waqtigaa dalka iman jiray waxay ahaayen 3 nooc oo caano ah anchor spot in trading company coast nido oo ka iman jiray dalal lala socdo tixraacoda waxsoosaar ee caafimaad caanahaas oo leh waraaqihii caafimaadka dalka soo sameeya

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
HYPERLINK “mailto:buux2010@gmail.com” buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso